Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

furuq

(daaw.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Cudur la isqaadsiiyo oo muddo gaaban, waxaa keena fiirus. Astaamo: qandho iyo finan nabar ku reeba maqaarka.

Erayo la-mid ah

furun1. Rooti. 2. Tinnaarka rootiga lagu dubo. ld furin¹.furun1. Maro ay raggu kor ka qaataan. 2. Goobta dagaalku ka aloos…furuqbiyooleNooc furuqa ka mid ah oo halkii ay nabarrada malaxi ka geli …furuqdhoonGodad yaryar oo furuqu jirka dadka ku reebo. ld furuqdhaw.furuxKalagoosyada oogada oo lafuhu iska galaan midkood.furuxKala f.: murgacasho. ld furxo.furuxsanWax la kala furxiyey ahaansho.furuxsanaanld furuxsanaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms