Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

foormaliin

(kiim.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Milan ka kooban biyo iyo 40% oo “formaldehyde” ah loona isticmaalo jeermidile (sterilization) ama dhajiye (fixative) gaar ahaan qaybta cudur barashada (pathology) waxaana lagu dilaa “antharax spores”.

Erayo la-mid ah

foorCiyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.fooradHal mar oo qof ciyaar turub, dubnad iwm. looga dhaco. ld foo…foorarsanaansho/dh ld foororsanaan.fooreDabayl dhaxan badan oo habeenkii soo dhacda.fooriDhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog le…foori/2 (-ryay, -iday/isay; -ryi)Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo n…fooridld fooris.fooridhiilleFoori si degdeg ah geela loogu kiciyo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms