Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

foori

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.

Erayo la-mid ah

foorCiyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.fooradHal mar oo qof ciyaar turub, dubnad iwm. looga dhaco. ld foo…foorarsanaansho/dh ld foororsanaan.fooreDabayl dhaxan badan oo habeenkii soo dhacda.fooridld fooris.fooridhiilleFoori si degdeg ah geela loogu kiciyo.fooridhiilleeSi degdeg ah geel foori ugu kicin.fooriggaalle1. Foori gaar ah oo geela lagu dheelmo. 2. Foori qofka farax…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms