Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

foorad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Hal mar oo qof ciyaar turub, dubnad iwm. looga dhaco. ld fooro.

Erayo la-mid ah

foorCiyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.foorarsanaansho/dh ld foororsanaan.fooreDabayl dhaxan badan oo habeenkii soo dhacda.fooriDhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog le…foori/2 (-ryay, -iday/isay; -ryi)Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo n…fooridld fooris.fooridhiilleFoori si degdeg ah geela loogu kiciyo.fooridhiilleeSi degdeg ah geel foori ugu kicin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms