Qaamuuska Asalka
fooldhabo
(-btay, -batay)Falg3
Macnaha
Bun la dubay jirka marsasho.
Erayo la-mid ah
fool1. Weji. 2. Afarta ilig ee dhoollaha u dhexeeya midkood. 3. …foolQabashooyin isku xig xiga oo dhallaan iyo mandheer uga soo b…foolDareen xanuun leh oo dheddigga qabta marka ay umulayaan.fool41. Ka f.: dhibaato iwm ka gudbid. 2. Ka f.: karti dheeraad a…foolashold foolad.foolaxgooddi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi)ld falaxgooddi².foolaxgooteeU f: cid u faanid.foolbaxoFooltagid.

