Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fool

(-lal, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Weji. 2. Afarta ilig ee dhoollaha u dhexeeya midkood. 3. Jiko. 4. Toos; horay.

Erayo la-mid ah

fool41. Ka f.: dhibaato iwm ka gudbid. 2. Ka f.: karti dheeraad a…foolashold foolad.foolaxgooddi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi)ld falaxgooddi².foolaxgooteeU f: cid u faanid.foolbaxoFooltagid.foolbaxsashold foolbaxsad, foolbaxsi.foolbaxso1. Bun marsasho. 2. Foolcararid.foolcararNaasley foolanaysa oo xanuun la luntay. ld foolcararid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms