Qaamuuska Asalka
foolaxgootee
(-teeyay, -taysay)Falmg2
Macnaha
U f: cid u faanid.
Erayo la-mid ah
fool1. Weji. 2. Afarta ilig ee dhoollaha u dhexeeya midkood. 3. …foolQabashooyin isku xig xiga oo dhallaan iyo mandheer uga soo b…foolDareen xanuun leh oo dheddigga qabta marka ay umulayaan.fool41. Ka f.: dhibaato iwm ka gudbid. 2. Ka f.: karti dheeraad a…foolashold foolad.foolaxgooddi/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi)ld falaxgooddi².foolbaxoFooltagid.foolbaxsashold foolbaxsad, foolbaxsi.

