Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fooci

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax kor u soo kuusid. 2. Jago ka qaadid (qof).

Erayo la-mid ah

foocDhul, jir iwm. wax ka soo taagan.fooc1. Wax siman kor u soo kuusmid. 2. Abuur dhul kasoo bixid.fooc-lalmada(daaw.) Fooc, sida badan san, oo ka baxa xuubka malaaska. Si…foocaar1. Saddexda xiddigood oo godintu ka samaysantahay. 2. Meesha…foocsanWax soo foocay ahaansho.foocsanaanld foocsanaansho.foocsnaansho/dh ld foocsanaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms