Qaamuuska Asalka
fooc-lalmada
(-cyo ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Fooc, sida badan san, oo ka baxa xuubka malaaska. Sida badan waxa laga helaa sanka iyo daaloollada kale oo sanka xiga, wuxu keenaa awdid, daloollada, infekshin muddo dheer iyo sandareer.
Erayo la-mid ah
foocDhul, jir iwm. wax ka soo taagan.fooc1. Wax siman kor u soo kuusmid. 2. Abuur dhul kasoo bixid.foocaar1. Saddexda xiddigood oo godintu ka samaysantahay. 2. Meesha…fooci1. Wax kor u soo kuusid. 2. Jago ka qaadid (qof).foocsanWax soo foocay ahaansho.foocsanaanld foocsanaansho.foocsnaansho/dh ld foocsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
