Qaamuuska Asalka
foocaar
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Saddexda xiddigood oo godintu ka samaysantahay. 2. Meesha doonyaha iyo maraakiibta lagu xiro si aan dabayshu u qaadin.
Erayo la-mid ah
foocDhul, jir iwm. wax ka soo taagan.fooc1. Wax siman kor u soo kuusmid. 2. Abuur dhul kasoo bixid.fooc-lalmada(daaw.) Fooc, sida badan san, oo ka baxa xuubka malaaska. Si…fooci1. Wax kor u soo kuusid. 2. Jago ka qaadid (qof).foocsanWax soo foocay ahaansho.foocsanaanld foocsanaansho.foocsnaansho/dh ld foocsanaan.

