Qaamuuska Asalka
fiirso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
1. Wax meel ka dayasho. 2. U f.: wax si fiican uga fekerid.
Erayo la-mid ah
fiirNacayb loo muujiyo nafley meel ku cusub.fiirNafley meel ku cusub nacayb u muujin.fiiradarroCaqli gaabni, fahmayaro.fiiradheerWax garasho wanaagasan ahaansho (qof).fiiradheeraanld fiiradheeraansho, fiiradheeri.fiiradheeraansho/dh ld fiiradheeraan.fiiraggaabanWax feker yar ahaansho (qof).fiiraggaabnaanld fiiraggaabi, fiiraggaabnaansho, fiirag-gaabni.

