Qaamuuska Asalka
fiiraggaabnaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld fiiraggaabi, fiiraggaabnaansho, fiirag-gaabni.
Erayo la-mid ah
fiirNacayb loo muujiyo nafley meel ku cusub.fiirNafley meel ku cusub nacayb u muujin.fiiradarroCaqli gaabni, fahmayaro.fiiradheerWax garasho wanaagasan ahaansho (qof).fiiradheeraanld fiiradheeraansho, fiiradheeri.fiiradheeraansho/dh ld fiiradheeraan.fiiraggaabanWax feker yar ahaansho (qof).fiiraggaabnaansho/dh ld fiiraggaabnaan.

