Qaamuuska Asalka
fiiradheeraansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld fiiradheeraan.
Erayo la-mid ah
fiirNacayb loo muujiyo nafley meel ku cusub.fiirNafley meel ku cusub nacayb u muujin.fiiradarroCaqli gaabni, fahmayaro.fiiradheerWax garasho wanaagasan ahaansho (qof).fiiradheeraanld fiiradheeraansho, fiiradheeri.fiiraggaabanWax feker yar ahaansho (qof).fiiraggaabnaanld fiiraggaabi, fiiraggaabnaansho, fiirag-gaabni.fiiraggaabnaansho/dh ld fiiraggaabnaan.

