Qaamuuska Asalka
feero
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qalab bir ah, gacan la qabto leh, oo dharka lagu kaawiyadeeyo; kaawiyad.
Erayo la-mid ah
feer/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Fara duuban wax ku dhufasho. 2. ā¦feer1. Lafaha dhuudhuuban, xooggan ee ku xeeran dhawraarintana uā¦feeraarKala fogaan, kala durugsanaan.feeraariWax kala durgin. ld firaari.feeraarinld feeraaris, firaarin, firaaris.feeraarsanWax la feeraariyay ahaansho. ld firaarsan.feeraarsanaanld feeraarsanaansho, firaarsanaan, firaarsanaansho.feeraarsanaansho/dh ld feeraarsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
