Qaamuuska Asalka
feeran
(-rnaa, -rnayd)Falmg4
Macnaha
Wax la feeray ahaansho.
Erayo la-mid ah
feer/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Fara duuban wax ku dhufasho. 2. …feer1. Lafaha dhuudhuuban, xooggan ee ku xeeran dhawraarintana u…feeraarKala fogaan, kala durugsanaan.feeraariWax kala durgin. ld firaari.feeraarinld feeraaris, firaarin, firaaris.feeraarsanWax la feeraariyay ahaansho. ld firaarsan.feeraarsanaanld feeraarsanaansho, firaarsanaan, firaarsanaansho.feeraarsanaansho/dh ld feeraarsanaan.

