Qaamuuska Asalka
faylduubnaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld faylduubnaansho.
Erayo la-mid ah
fayl1. Gal. 2. Kaabiga ugu sarreeya ceel afkiisa.faylBoqonta lugta.faylaggoo1. Nafley boqongoyn. 2. Cid khasaare ballaaran u geysasho.faylam(baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolaha kaas oo ka…faylasuufNin cilmiga falsafada yaqaan.faylduubQaab loo xiro neef si aanu u cararin iyadoo boqonta xarig lo…faylduubNeef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.faylduubanNeef, wax la faylduubay ahaansho.

