Qaamuuska Asalka
fayl
(-lal, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Gal. 2. Kaabiga ugu sarreeya ceel afkiisa.
Erayo la-mid ah
faylaggoo1. Nafley boqongoyn. 2. Cid khasaare ballaaran u geysasho.faylam(baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolaha kaas oo ka…faylasuufNin cilmiga falsafada yaqaan.faylduubQaab loo xiro neef si aanu u cararin iyadoo boqonta xarig lo…faylduubNeef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.faylduubanNeef, wax la faylduubay ahaansho.faylduubnaanld faylduubnaansho.faylduubnaansho/dh ld faylduubnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
