Qaamuuska Asalka
faylam
(-yo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Heer loo isticmaalo kala soocidda noolaha kaas oo ka kooban hal ama in ka badan oo isku dhow oo dir. Faylamka waxa ka mid ah borotosoowa, borifera, nimatoodha, artaroboodho, moolaska iyo koordhaata.
Erayo la-mid ah
fayl1. Gal. 2. Kaabiga ugu sarreeya ceel afkiisa.faylBoqonta lugta.faylaggoo1. Nafley boqongoyn. 2. Cid khasaare ballaaran u geysasho.faylasuufNin cilmiga falsafada yaqaan.faylduubQaab loo xiro neef si aanu u cararin iyadoo boqonta xarig lo…faylduubNeef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.faylduubanNeef, wax la faylduubay ahaansho.faylduubnaanld faylduubnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
