Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fariiso

FalGoobjoog

Macnaha

/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Salka meel saarid. 2. (f.mg) Dareere garoorid. 3. (f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.

Erayo la-mid ah

faridld faarid.fariid1. Nin karti iyo caqli badan; diric. 2. (fk) Waa tahay, waa …fariidadF. ah: haweeney karti iyo caqli badan.fariidnimoFariid ahaansho.fariinQalab baabuurka ku samaysan oo loogu talaggalay inuu joojiyo…fariisashold fadhiisad, fadhiisasho, fariisad.fariisi1. Wax salka dhul u dhigid. 2. Cid fadhi ku soo dhaweyn. 3. …fariisinld fadhiisin¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms