Qaamuuska Asalka
fariisin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld fadhiisin¹.
Erayo la-mid ah
faridld faarid.fariid1. Nin karti iyo caqli badan; diric. 2. (fk) Waa tahay, waa …fariidadF. ah: haweeney karti iyo caqli badan.fariidnimoFariid ahaansho.fariinQalab baabuurka ku samaysan oo loogu talaggalay inuu joojiyo…fariisashold fadhiisad, fadhiisasho, fariisad.fariisi1. Wax salka dhul u dhigid. 2. Cid fadhi ku soo dhaweyn. 3. …fariiso/mg3 (-stay, -satay) 1. (f.g) Salka meel saarid. 2. (f.mg) D…

