Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fariisi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax salka dhul u dhigid. 2. Cid fadhi ku soo dhaweyn. 3. Ka f.: cid shaqo ka joojin. 4. Caano iwm garoorin. ld fadhiisi.

Erayo la-mid ah

faridld faarid.fariid1. Nin karti iyo caqli badan; diric. 2. (fk) Waa tahay, waa …fariidadF. ah: haweeney karti iyo caqli badan.fariidnimoFariid ahaansho.fariinQalab baabuurka ku samaysan oo loogu talaggalay inuu joojiyo…fariisashold fadhiisad, fadhiisasho, fariisad.fariisinld fadhiisin¹.fariisin1. Meel xoolo ama dad la dejiyey. 2. Hantida ugu horreysa ee…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms