Qaamuuska Asalka
faraqaad
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qaadidda raadka faraha siiba kuwa gacanta iyada oo lagu sameeynayo xaanshi iwm dushooda si dembi iwm ee uu qofku galay loo raadsho. 2. ld faraqaadid.
Erayo la-mid ah
faraaciXiddigaha raqaha midkood.faraaciHabeenka dayaxu xiddigta faraacida la fadhiyo.faraasiladShay wax lagu miisaamo oo culayskiisu u dhigmo 16 kiilo ama …faraati1. Shay farta la gashado xarrago darteed. 2. Ilmasidaha afki…faraatikeenKeenidda ilmasidka geelu foodda soo muujiyo.farabbadanWax badan ahaansho.farabbadnaanld farabbadi, farabbadnaansho, farabbadni.farabbadnaansho/dh ld farabbadnaan.

