Qaamuuska Asalka
faraati
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Shay farta la gashado xarrago darteed. 2. Ilmasidaha afkiisa (minka).
Erayo la-mid ah
faraaciXiddigaha raqaha midkood.faraaciHabeenka dayaxu xiddigta faraacida la fadhiyo.faraasiladShay wax lagu miisaamo oo culayskiisu u dhigmo 16 kiilo ama …faraatikeenKeenidda ilmasidka geelu foodda soo muujiyo.farabbadanWax badan ahaansho.farabbadnaanld farabbadi, farabbadnaansho, farabbadni.farabbadnaansho/dh ld farabbadnaan.farabbadniBadnaanta wax tiradoodu badantahay. ld farabbadnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
