Qaamuuska Asalka
faraasilad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Shay wax lagu miisaamo oo culayskiisu u dhigmo 16 kiilo ama 28 rodol. ld faraasilo.
Erayo la-mid ah
faraaciXiddigaha raqaha midkood.faraaciHabeenka dayaxu xiddigta faraacida la fadhiyo.faraati1. Shay farta la gashado xarrago darteed. 2. Ilmasidaha afki…faraatikeenKeenidda ilmasidka geelu foodda soo muujiyo.farabbadanWax badan ahaansho.farabbadnaanld farabbadi, farabbadnaansho, farabbadni.farabbadnaansho/dh ld farabbadnaan.farabbadniBadnaanta wax tiradoodu badantahay. ld farabbadnaan.

