Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fallaago

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

1. Dad hubaysan oo dawlad ka fakaday oo duur ku jir ah; burcad. 2. Nin f. ah: qof ka mid ah dad hubaysan oo burcad ah.

Erayo la-mid ah

fallaadh-cireed(fiis.) Kaaha saxar tamaraysan oo soo gaadha dhulka kana yim…fallaadho-qotin-tabane(fiis.) Durdur elektaroono oo ka soo baxa qotin tabanaha tuu…fallaagNin fallaag ah.fallaagadNaag fallaago noqotay.fallaagannimoFallaago ahaansho.fallaagee/mg2 (-geeyay, -geysay) 1. (f.g) Cid fallaago ka dhigid. 2. …fallaageynld fallaageys.fallaagowFallaago noqosho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms