Qaamuuska Asalka
fallaagad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Naag fallaago noqotay.
Erayo la-mid ah
fallaadh-cireed(fiis.) Kaaha saxar tamaraysan oo soo gaadha dhulka kana yim…fallaadho-qotin-tabane(fiis.) Durdur elektaroono oo ka soo baxa qotin tabanaha tuu…fallaagNin fallaag ah.fallaagannimoFallaago ahaansho.fallaagee/mg2 (-geeyay, -geysay) 1. (f.g) Cid fallaago ka dhigid. 2. …fallaageynld fallaageys.fallaago1. Dad hubaysan oo dawlad ka fakaday oo duur ku jir ah; burc…fallaagowFallaago noqosho.

