Qaamuuska Asalka
fallaadh-cireed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(fiis.) Kaaha saxar tamaraysan oo soo gaadha dhulka kana yimaada cirka. Waxa ay badanaaba ka koobanyihiin borotoono leh xaddiyo yaryar oo bu'o culus ah. Waxa kale oo ku jira footoono iyo nooc ka mid ah niyuutaroonada dhexdhexaadka ah.
Erayo la-mid ah
fallaadho-qotin-tabane(fiis.) Durdur elektaroono oo ka soo baxa qotin tabanaha tuu…fallaagNin fallaag ah.fallaagadNaag fallaago noqotay.fallaagannimoFallaago ahaansho.fallaagee/mg2 (-geeyay, -geysay) 1. (f.g) Cid fallaago ka dhigid. 2. …fallaageynld fallaageys.fallaago1. Dad hubaysan oo dawlad ka fakaday oo duur ku jir ah; burc…fallaagowFallaago noqosho.

