Qaamuuska Asalka
falfalxun
(-umaa, -umayd)Falmg4
Macnaha
Falid aan dhaqan wanaagsanayn ahaansho. ld falxun.
Erayo la-mid ah
falfal1. Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey. 2. Jid…falfalDhaqdhaqaaqa hore karkaraya.falfal1. (f.g) Cid sixir ku samayn. 2. (f.mg) Hoore wax karkaray n…falfalliir1. Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey. 2. (m.u) Jee…falfalliirWax sida qori iwm falfalliir u yeelid.falfalliiranWax falfalliir leh noqosho.falfalliiranWax falfalliir leh ahaansho.falfalliirnaanld falfalliirnaansho.

