Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

falfal

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey. 2. Jid laangooyo lagu sameeyey. 3. Sixir.

Erayo la-mid ah

falfalliir1. Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey. 2. (m.u) Jee…falfalliirWax sida qori iwm falfalliir u yeelid.falfalliiranWax falfalliir leh noqosho.falfalliiranWax falfalliir leh ahaansho.falfalliirnaanld falfalliirnaansho.falfalliirnaansho/dh ld falfallirnaan.falfalxumaanld falfalxumaansho, falfalxumi, falfalxumo (2).falfalxumo1. Dhaqan xun oo dadku yeesho. 2. ld falfalxumaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms