Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

falfalliir

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Digir dubkii laga qaaday oo aad loo kariyey. 2. (m.u) Jeexjeexa qori qallalan yeesho.

Erayo la-mid ah

falfal1. Hilib cad, ama cadad waaweyn oo biyo lagu kariyey. 2. Jid…falfalDhaqdhaqaaqa hore karkaraya.falfal1. (f.g) Cid sixir ku samayn. 2. (f.mg) Hoore wax karkaray n…falfalliiranWax falfalliir leh noqosho.falfalliiranWax falfalliir leh ahaansho.falfalliirnaanld falfalliirnaansho.falfalliirnaansho/dh ld falfallirnaan.falfalxumaanld falfalxumaansho, falfalxumi, falfalxumo (2).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms