Qaamuuska Asalka
falanqee
(-qeeyay, -qaysay)Falg2
Macnaha
Arrin si dhab ah uga doodid; arrin u kuurgelid, arrin gudo gelid.
Erayo la-mid ah
falaadHawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabash…falaad1. Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo. 2. Anshax,…falaadxumaanld falaadxumaansho, falaadxumo.falaadxumaansho/dh ld falaadxumaan.falaadxumo1. Dhaqan xumo. 2. ld falaadxumaan.falaadxunWax dhaqan xun ahaansho.falaajiDhoobo, dambas iwm walaaqid.falaanfalSixir. ld falaanful¹.

