Qaamuuska Asalka
falaad
(-ddo/-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo. 2. Anshax, dhaqan.
Erayo la-mid ah
falaadxumaanld falaadxumaansho, falaadxumo.falaadxumaansho/dh ld falaadxumaan.falaadxumo1. Dhaqan xumo. 2. ld falaadxumaan.falaadxunWax dhaqan xun ahaansho.falaajiDhoobo, dambas iwm walaaqid.falaanfalCid sixrid. ld falaanful².falaanfalSixir. ld falaanful¹.falaanfalanWax falaanfal lagu sameyay ahaansho. ld falaanfulan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
