Qaamuuska Asalka
falaadxumo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dhaqan xumo. 2. ld falaadxumaan.
Erayo la-mid ah
falaadHawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabash…falaad1. Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo. 2. Anshax,…falaadxumaanld falaadxumaansho, falaadxumo.falaadxumaansho/dh ld falaadxumaan.falaadxunWax dhaqan xun ahaansho.falaajiDhoobo, dambas iwm walaaqid.falaanfalCid sixrid. ld falaanful².falaanfalSixir. ld falaanful¹.

