Qaamuuska Asalka
faddhac
MagacLafdheerikh
Macnaha
F. ah: go'idda wax cadad ka go'aan ee uu yeesho meelo daloola.
Erayo la-mid ah
faddaaddo1. Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn. 2. Dillaac dhaawac …faddaraysanWax la faddareeyey ahaansho.faddaraysnaanld faddaraysnaansho.faddaraysnaansho/dh ld faddaraysnaan.faddare1. F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku…faddareeWax faddaro ka dhigid, wax baabi'in.faddaroobidld faddarow¹.faddarowWax, faddaro noqosho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
