Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

faddaaddo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn. 2. Dillaac dhaawac caallirasan. 3. Marin laga bixiyey deyr ama qoqob. 4. ld faddaro.

Erayo la-mid ah

faddaraysanWax la faddareeyey ahaansho.faddaraysnaanld faddaraysnaansho.faddaraysnaansho/dh ld faddaraysnaan.faddare1. F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku…faddareeWax faddaro ka dhigid, wax baabi'in.faddaroobidld faddarow¹.faddarowWax, faddaro noqosho.faddhacF. ah: go'idda wax cadad ka go'aan ee uu yeesho meelo dalool…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms