Qaamuuska Asalka
faddaraysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax la faddareeyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
faddaaddo1. Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn. 2. Dillaac dhaawac …faddaraysnaanld faddaraysnaansho.faddaraysnaansho/dh ld faddaraysnaan.faddare1. F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku…faddareeWax faddaro ka dhigid, wax baabi'in.faddaroobidld faddarow¹.faddarowWax, faddaro noqosho.faddhacF. ah: go'idda wax cadad ka go'aan ee uu yeesho meelo dalool…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
