Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fad

(-dad, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Daruur yar. 2. Wax yar oo meel ka soo go'ay. 3. ld fas.

Erayo la-mid ah

fadalRaad noole oo dhulka qoday ama diisay.fadalleeFadal samayn. ld fadli².fadaqF. ah: qof badnaa da' yar oo aan xasilloonayn.faddaaddo1. Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn. 2. Dillaac dhaawac …faddaraysanWax la faddareeyey ahaansho.faddaraysnaanld faddaraysnaansho.faddaraysnaansho/dh ld faddaraysnaan.faddare1. F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms