Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dįiddooy

MagacDhexdhexaadkh

Macnaha

Neef irmaan oo aan oggolayn in la liso (geel).

Erayo la-mid ah

dįidCodsi, amar, siismo, iwm ku gacan sayrid.dįiddanCodsi, amar, siismo iwm wax ku gacan sayray ahaansho.dįiddanaanįiddan. ld dįiddanaansho.dįiddanaansho/dh ld dįiddanaan.dįiddoKu gacan sayridda lagu gacan sayro codsi, amar, siismo iwm.dįiddowD. ah: neef irmaan oo aan oggolayn in la liso (lo').dįididįid. ld dįidis, dįidmo.dįidisįidid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms