Qaamuuska Asalka
dubayow
(-oobay, -owday; -oobi)Falmg1
Macnaha
Candho xoolaad oo caano ka dhammaadeen isku dhadid.
Erayo la-mid ah
dubaaladTidic dun ah oo la geliyo feynuusta, matramakiska, fadiisha …dubaaqGaraad, maskax, xis. ld dibaaq.dubaaqeeCid dubaaqo gaarsiin.dubaaqoNabar weyn oo jirka gaaray.dubaaradDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadii…dubanCiyaarta dubnadda hal gacan ku guulaysasho.dubayoQaruhu marka uusan weli bislaan. ld bicir.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
