Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dubaalad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Tidic dun ah oo la geliyo feynuusta, matramakiska, fadiisha iwm oo marka la shido iftiin iyo olol bixiso; liifad.

Erayo la-mid ah

dubaaqGaraad, maskax, xis. ld dibaaq.dubaaqeeCid dubaaqo gaarsiin.dubaaqoNabar weyn oo jirka gaaray.dubaaradDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadii…dubanCiyaarta dubnadda hal gacan ku guulaysasho.dubayoQaruhu marka uusan weli bislaan. ld bicir.dubayowCandho xoolaad oo caano ka dhammaadeen isku dhadid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms