Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dubaarad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac ka wada cad, ama dhibco is la eg ku leh; habar.

Erayo la-mid ah

dubaaladTidic dun ah oo la geliyo feynuusta, matramakiska, fadiisha …dubaaqGaraad, maskax, xis. ld dibaaq.dubaaqeeCid dubaaqo gaarsiin.dubaaqoNabar weyn oo jirka gaaray.dubanCiyaarta dubnadda hal gacan ku guulaysasho.dubayoQaruhu marka uusan weli bislaan. ld bicir.dubayowCandho xoolaad oo caano ka dhammaadeen isku dhadid.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms