Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dub

(-bab, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Maqaar, harag iwm. 2. Qolof adag oo ay dusha ku yeeshaan geedaha ama miraha qaarkood.

Erayo la-mid ah

dub-sare(c.nafl.) Sooloji ahaan lakabka ugu sareeya ee unugyada jidh…dub-soohdinLakab khafiif ah ee dareere oo ku samaysan oogada walax adke…dubaaladTidic dun ah oo la geliyo feynuusta, matramakiska, fadiisha …dubaaqGaraad, maskax, xis. ld dibaaq.dubaaqeeCid dubaaqo gaarsiin.dubaaqoNabar weyn oo jirka gaaray.dubaaradDhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadii…dubanCiyaarta dubnadda hal gacan ku guulaysasho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms