Qaamuuska Asalka
dooxo-daldalan
(-ooyin ..., m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(juqr.) Waadi laageed ku darma waadi weyn, laagtaas oo ka soo dhacaysa meel joog door ah ka sarraysa waadiga weyn, sidaas darteed biyaha ku qulqulaya waadi laageedkaas waxay ku galaan waadiga weyn si biyo dhac ama daadag ah. D.ooyinka ama waadiyaasha daldalan waxay caan ku yihiin dhulalka socodka baraf weynuhu uu gooyay.
Erayo la-mid ah
doox1. Saxaro jilicsan oo ay nafleydu dhigaan marka ay cunaan am…dooxWax af leh calool nafley ku dhufasho si uur-kujirtu uga soo …dooxada-riftWaadi ka samaysmay lab dillaac oo barbarro ah dhulka u dhexe…dooxan1. Wax caloosha laga soo riday noqosho. 2. Nafley aad u shub…dooxanWax caloosha laga soo riday ahaansho.dooxaneNooc warmaha ka mid ah oo dhexda aroor ku leh.dooxatoKoox burcad ah oo waxa ay arkaan dhaca ama dila.dooxidld doox¹ (3).

