Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

doox

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Saxaro jilicsan oo ay nafleydu dhigaan marka ay cunaan ama cabaan waxyaabo caloosha kiciya; shuban. 2. (-xyo, m.dh) Dhul godan oo biyo mareen ah; tog. 3. ld dooxid.

Erayo la-mid ah

dooxada-riftWaadi ka samaysmay lab dillaac oo barbarro ah dhulka u dhexe…dooxan1. Wax caloosha laga soo riday noqosho. 2. Nafley aad u shub…dooxanWax caloosha laga soo riday ahaansho.dooxaneNooc warmaha ka mid ah oo dhexda aroor ku leh.dooxatoKoox burcad ah oo waxa ay arkaan dhaca ama dila.dooxidld doox¹ (3).dooxnaanld dooxnaansho.dooxnaansho/dh ld dooxnaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms