Qaamuuska Asalka
dooxada-rift
(juqr.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Waadi ka samaysmay lab dillaac oo barbarro ah dhulka u dhexeeya oo hoos u degay. Dooxadaasi aad bay u dheertahay marka la fiirsho ballaceeda. Tusaale loogu aqoon ogyahay waa dooxada rift oo kala fidsan iyadoo dhexmaraysa Suuriya, Israil, iyo Jordan, iyo bariga Afrika, dherer keedu wuxuu ka badanyahay 4.800 km. (3,000 mayl).
Erayo la-mid ah
doox1. Saxaro jilicsan oo ay nafleydu dhigaan marka ay cunaan am…dooxWax af leh calool nafley ku dhufasho si uur-kujirtu uga soo …dooxan1. Wax caloosha laga soo riday noqosho. 2. Nafley aad u shub…dooxanWax caloosha laga soo riday ahaansho.dooxaneNooc warmaha ka mid ah oo dhexda aroor ku leh.dooxatoKoox burcad ah oo waxa ay arkaan dhaca ama dila.dooxidld doox¹ (3).dooxnaanld dooxnaansho.

