Qaamuuska Asalka
diyaarsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax la diyaariyey ama is diyaarshey ahaansho.
Erayo la-mid ah
diyaafadMartiqaad weyn oo dad badani ka qaybgalaan oo cunta badan la…diyaafadiMartiqaad weyn bixin. ld dayaafadi.diyaafadinld dayaafadin.diyaaleetikoXeeladda fekerka iyo ra'yi isdhaafsiga. ld diyaalegtiko.diyaarD. ah: wax u darban in ay wax qabtaan ama lagu qabto.diyaargaraysoWax diyaarsasho.diyaargareeWax diyaar ka dhigid.diyaargaroobidld diyaargarow¹ (2).

