Qaamuuska Asalka
diyaar
MagacLafdheeri
Macnaha
D. ah: wax u darban in ay wax qabtaan ama lagu qabto.
Erayo la-mid ah
diyaafadMartiqaad weyn oo dad badani ka qaybgalaan oo cunta badan la…diyaafadiMartiqaad weyn bixin. ld dayaafadi.diyaafadinld dayaafadin.diyaaleetikoXeeladda fekerka iyo ra'yi isdhaafsiga. ld diyaalegtiko.diyaargaraysoWax diyaarsasho.diyaargareeWax diyaar ka dhigid.diyaargaroobidld diyaargarow¹ (2).diyaargarow1. Isdiyaarinta qof isu diyaariyo wax uu rabo inuu qabto ama…

