Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

diyaafad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Martiqaad weyn oo dad badani ka qaybgalaan oo cunta badan lagu cuno. ld dayaafad.

Erayo la-mid ah

diyaafadiMartiqaad weyn bixin. ld dayaafadi.diyaafadinld dayaafadin.diyaaleetikoXeeladda fekerka iyo ra'yi isdhaafsiga. ld diyaalegtiko.diyaarD. ah: wax u darban in ay wax qabtaan ama lagu qabto.diyaargaraysoWax diyaarsasho.diyaargareeWax diyaar ka dhigid.diyaargaroobidld diyaargarow¹ (2).diyaargarow1. Isdiyaarinta qof isu diyaariyo wax uu rabo inuu qabto ama…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms