Qaamuuska Asalka
dibbo
(-baday, -batay)Falmg3
Macnaha
1. Dad ama xoolo rugtoodii ka dhixid. 2. Dayax soo bixi waayid. ld dubbo.
Erayo la-mid ah
dibbaaqoDhar iwm midab u yeelasho.dibbad1. Maqanaanta labada habeen ee dayaxeed ugu dambeysa ee aanu…dibbashold dibbad, dubbad¹, dubbasho.dibbir1. Dibbiro calool. 2. Qof maal qabeen ah.dibbir1. Dabayl badan oo gudaheeda ku samaysantay awgeed fuurid (c…dibbiraysnaansho/dh ld dibbiraysnaan.dibbiri1. Wax dibbirsan ka dhigid. 2. Is d.: si islaweyni leh u muu…dibbirnimoDibbir ahaansho.

