Qaamuuska Asalka
dibbirnimo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dibbir ahaansho.
Erayo la-mid ah
dibbaaqoDhar iwm midab u yeelasho.dibbad1. Maqanaanta labada habeen ee dayaxeed ugu dambeysa ee aanuā¦dibbashold dibbad, dubbad¹, dubbasho.dibbir1. Dibbiro calool. 2. Qof maal qabeen ah.dibbir1. Dabayl badan oo gudaheeda ku samaysantay awgeed fuurid (cā¦dibbiraysnaansho/dh ld dibbiraysnaan.dibbiri1. Wax dibbirsan ka dhigid. 2. Is d.: si islaweyni leh u muuā¦dibbiroCaloosha oo fuurta dabayl gudaheeda ka samaysanta awgeed. ldā¦

